Qolobaa Calankeed on Somalian liittotasavallan kansallislaulu. Sen sanoitti sekä sävelsi Abdullahi Qarshe. Vaikka kansallislaulua Soomaaliyeey toosoo käytetään usein kansallislauluna, on Somalian virallinen kansallislaulu silti Qoloba Calenkeed.

Somalinkieliset sanat Qolobaa calankeedu waa ceynoo,Innaga keenu waa cirkoo kale ee,Aan caadna lahayn ee caashaqaye.

Xidigyahay cadi, Waad noo ciidamisee, Carradaa kaligaa adow curadee cadceeda sidee u caan noqo ee

Qolobaa calankeedu waa ceynoo,Innaga keenu waa cirkoo kale ee,Aan caadna lahayn ee caashaqaye.

Cashadaad dhalataa caloosheennaa

Sidii culaygii cidaad marisee

Allow ha ku cilen cawoow dhaha ee

Qolobaa calankeedu waa ceynoo,Innaga keenu waa cirkoo kale ee,Aan caadna lahayn ee caashaqaye.

Shanteena cududood cadkii ka maqnaan

Adow caliyoo na caawimayee

Waa calaf cumrigaa isku keen simayee

Qolobaa calankeedu waa ceynoo,Innaga keenu waa cirkoo kale ee,Aan caadna lahayn ee caashaqaye.

Lähteet

Luokka:Kansallislaulut Luokka:Somalian musiikki